Dagaal culus oo dhax maray Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyada Macawiisley

Wararka aan ka heleyno gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhax maray ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyada loo yaqaan Macawiisley, waxaana dagaalkan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa ka dhacay  tuulada Af qurun oo qiyaastii 48KM u jirta deegaanka Far Libaax ee gobolka Hiiraan, waxaana dagaalka uu dhax maray … Continue reading Dagaal culus oo dhax maray Ciidamo Itoobiyaan ah iyo maleeshiyada Macawiisley